Rome.20.December..2014.Sabti,, Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga Danjire Muuse Xasan Cabdulle oo Maanta War Qoraal ah ka soo...
Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 20aad ee maanta waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahad...
Mogadishu, 20 December 2014 – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa soo dhoweysey go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo ay liiska...
Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko ayaa maanta u dabaal degay sanad guurada 71aad ee aas-aaska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo...
Guddoon Cabdulaahi Xasan waxay ahayd gabar yar oo muhaajir ah, dadeeduna 18-jir oo ah muwaadin Soomaali ah, waxay ku geeriyootey...
Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la...
Munaasabad balaaran oo lagu weynaynaayay maalinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December taas oo ay ka soo wareegatya...
Xarunta Machadka Qorsheynta ee wadamada carabta ee Dalkan Kuwait ayaa waxaa lagu qabtey xaflad soo dhaweyn ah oo lagu maamuusayay ka...
Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii 37-aad ee ka qalin jabisa jaamacada Kenyatta ayaa Maanta lagu qabtay magaalada...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay banbaxa diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya, kaasi oo uu...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuymadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadal uu ka...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa maanta Maamulka Isbitaalka Madiina kala wareegay Shixnad gargaar ah oo ka kooban Daawooyin, Teendhooyin...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho