Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka...
Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayadoo goobjoogna...
Mogadishu, 14 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dhawaan bilaabi doonaan Ol-olaha tababarka Ciidanka Booliska...
In ka badan 153 qof oo rayid ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro argagixiso oo...
Taliska ciidanka Nabad gelyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa laga hirgelinayaa dhismo cusub oo ay ku shaqeynayaan ciidanka taliska, kaasi oo...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaalo shalay ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaasi...
Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ayaa lagu wadaa inay ka soo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab....
Ibraahim Faarax Bur-saliid oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay midoobaan si ay dalkooda uga difaacaan...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho