Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed sanad guurrada 51aad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,...
Muqdisho, February 10, 2016-----Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa bilowga kulanka Baarlamaanka waxa uu sheegay in muushinka...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabsaday kulankiisii gaar ka ahaa waxaana kulankaas ku horyimid Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dalka Ciraaq...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenkii hore...
Ku dhawaad 40 qoys oo ka mid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Qaxootiga dha-dhaab ee waqooyi bari dalka...
Xubnaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho iyadoo kulankaas warbixin looga...
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmada Ceelbuur ayaa kulan la qaatay qeybaha bulshada kaasi oo...
Dowladda Soomaaliya ayaa markale dacwad ka dhan ah Kenya oo ku saabsan xagga muranka badda ee labada dal u gudbisay Maxkamadda...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho