Maxkamada darajada koowaad ee ciidmada qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday dad lagu soo eedayay fal dambiyeedyo...
Shirkaan wada tashiga ah ee looga hadlayo sidii bulshadda loogu wacyigalin lahaa ilaalinta sharciga xaquuqda carruurta Soomaaliyed iyo tayeynta hay’adadaha...
Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degmada Ceel buur ee gobolka...
Baarlaamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka kulan ay ku yeelanayaan xarunta...
Wafdigii uu hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta booqasho ku tagay qaar ka...
Akhristayaasheena Sharafta leh, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa, Sawirada, Wafdiga Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Shiekh Max'uud ay...
Abuukar Cawaale Qaadiid oo la hadlay Radio Muqdisho isaga oo ku sugan dalka Britain ayaa sheegay in joojinta qaadka ee...
Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed dul dhigtay ciddii keenta xog la xiriirta meelaha ay ku noolyihiin lix ka mid...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal e gobolka Galgaduud, kuwaasi oo looga fadhiyo inay dar...
Munaasabad ballaaran oo shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay cilmiga dawada, kuwaasoo ka qalin jebiyay jaamacadda Jamhuuriya ayaa maanta lagu qabtay...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho