70 arday oo 20 kamid ah ay gabdho yihiin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho loogu qabtay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay...
Ciidamada Israa'iil ayaa u diiday dadka Falastiiniyiinta ah inay booqdaan bariga magaalada Qudus iyo Masjidk Al Aqsa. Xayiraadan ayaa la...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka Warbixiyay kulamo uu dalka Kenya...
Ciidanka booliska ee ka howlgalla saldhiga booliska ee degmada Xamar weyne oo ay wehliyaan Wakiilo ka socday Marwada Madaxweynaha Dalka...
Howlgallo lugu xaqiijinayo amniga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sacadii ugu danbeeyay ciidamada amniga ee maamulka Koonfurgalbeed waxa...
Waxaa dalka koonfur Africa dib ugu soo laabtay dilalka loo gayensanaayo ganacsatada Soomaalida, iyadoo habeen ka hor ganacsade Soomaaliya ah...
Guddoomiyaha Ku-xigeenka labaad ee Baarlaamanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaamiyo ayaa maanta booqanaya...
Hay’adda Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ayaa maanta Gaalkacyo ku qabatay kulan aqoon isweydaarsi ah oo u dhaxeeya suxufiyiinta ka...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...
Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho