shirka wada tashiga heerka qaran ee hannaanka doorashooyinka Soomaaliya sannadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Caasimadda...
Roobab ay ku diirsadeen dadka ku nool Magaalada Muqisho ayaa saakay ka da,ay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Roobabka oo...
Shirka Madasha wada tashiga Qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016-ka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka...
Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa todobaadkan si rasmi ah u bilaabay baahinta barnaamijyo toos ah oo ay dadweynaha kaga qeyb geli...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta soo gabo gabeeyay shirka wada-tashiga...
Wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayna la socdeen Agaasimaha Wakaaladda Wararka...
Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adda IIDA iyo Hay’ad kale...
Dibadbax ballaaran 00 looga soo horjeeday kooxda Shabaab islamarkaana ay ka qeybgaleen boqollaal dadweyne ah ayaa maanta lagu qabtay degmada...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo oo ka soo dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi...
Ciidamada laamaha amniga ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen 17-ka degmo ee gobolka banaadir ku soo qabtay tiro dad ah...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho