Kulan lagu soo afjarayey Qodobadii ku xusnaa Mowshinkii Madaxwayna jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh, Maxamuud ay ka keeneen xubno ka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Side ayaa beenisay eedeymaha sheegayo inay fuliyaan xukuno Shacbiyadeed . Guddoomiyaha maxkamadda darajada Koobaad ee ciidamada qalabka...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Kaxda. Xarunta cusub...
Sawir qaade Maxamed Cabdulaahi "Feereeysane"
Shir looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa ciidammo heegan ah oo uu yeesho gobolka Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada...
Wasiirka difaaca Soomaaliya Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagay degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aaddan maalinta calanka Soomaaliya , ayadoo...
Caawa fiidkii ayaa diyaarad weyn oo rakaab ah waxa ay ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye,...
Diyaarad weyn oo nooca rakaabka ah ayaa caawa fiidkii ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye. Taliye...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho