Gudoomiye ku-xigeenka maaulka gobolka Hiiraan ee dhinaca arrimha bulshada Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo manta kormeeray isbitalka weyn ee magaalada...
Xafladan shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay labaatan arday oo ku guuleysatay tartan ku saabsanaa ka qeyb galka haweenka ee siyaasadda oo maanta...
Muqdisho, October 6, 2015-------Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha...
Hay’adda nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay sababaha xarunta Telefishinka Universal ee Muqdisho iyo shaqaalihiisu ay u xiranyihiin,...
Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya,...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Degmooyinka gobalka oo ay ka socoto olole...
Munaasbad xariga looga jarayay daah furka mashruuca nalalka cad ceedda ku shaqeeya oo ay Wasaaradda Caafimaadka ka hirgelisay 8 xarumood...
Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka...
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigenka Gobalka dhanka Maaliyadda Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure ayaa maanta u amba baxay Dalka Turkiga....
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho