Ururada Haweenka Gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe ayaa Baaq u diray Maamulka Culimada Ahlusunna waljamaaca kaas oo ku aadan in...
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay in Haweenka Gobolka Banaadir ay Hiigsanayaan mustaqbalka dhow inay Qayb ka...
Hab-dhowraha Baralamanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo Xilli Walba Radio Muqdisho la soo Socodsiiya Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa...
Qaar kamid ah qoysaskii ka soo cararay Dagaallada ka soconaya dalka Yaman ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya...
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Tababar dhanka Caafimaadka ah u furay Urur Maxalli ah oo ka...
Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo gaaray magaalada Kismayo...
Tartankani Kubada cagta ah ee degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxaa furay Guddoomiye ku-xigeenka siyaasada ee Maamulka gobalka, iyadoo ay kasoo...
Kooxda Al-Shabaab ee argagixisada ah, waxay mar kale fulisay weerarradii ay ku bartilmaameedsan jirtay goobaha ay ku badan yihiin dadka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho