Kulankani uu shir gudoominayay Ku-simaha gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka siyaasada ee maamulka gobalka waxaana kas qeyb galay...
Mashruucan oo lagu dhisayo wado dheer oo isku xirta degmooyinka C/waaq iyo Hobyo oo Galgaduud iyo Mudug ka kala tirsan...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradaasi Mudane Maxamed...
Munaasabad lagu soo gabo gabeynayay tartan cilmiyeedkii bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Militariga dalka Burkino Faso oo wata gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka ayaa weerar ku qaaday Taliska Ciidamada...
Maamulka Koofurgalbeed ee dalka ayaa sheegay in degmooyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool tababaro looga furay ciidamo maamulkaasi uu...
Kaaliyaha arrimaha dibadda ee Dalka Qatar Maxamed bin Abdullah Al Rumaihi ayaa sheegay in dowladda Qatar ay sii xoojineyso taageerada...
Ciidamada Amaanka Kenya ayaa xerada Dhadhaab ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo hub ay wateen, kaddib howlgallo ay...
New York, 30 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta...
Taliyaha Qeybta Waliyow Cade ee Ciidanka Booliska Maxamed Daahir Cabdullaahi ayaa ganacsatada uga digay inay qashinka ku soo daadiyaan waddada...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho