Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay uu maamulka Galmudug ku howlanaa wax ka qabashada falalka amaan darada iyo jidgooyooyinka sharci darada ah ee ay...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo...
Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta deeq raashiin ah u qeybiyay dad danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho. Qoysaskaan...
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo diblomaasiyiin ayaa maanta ka qeybgalay kulan dib loogu eegayo sharciga shaqaalaha ajnabiga ee dowladda...
Ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Beledweyn ayaa loo furay siminaar ay ku baranayaan qaabka looga faa’ ideeysto ...
Kulankaan oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee Ahlu Sunna waljamaaca waxaana kala qayb galay wasiirka...
Munaasabadan lagu maamusyau sanad guuradii 1-aad ee ka soo wareegtay markii maxkamada racfaanka ee ciidamada qalabka sida laga furay gobalka...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay tababar ugu furay xerada Abqaale oo ku taala...
Dadkii horey ugu barakacay magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa guryahoodii magaaladaasi ku noqonaya kuwaa oo markii hore ka cararay...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa maanta looga hadlay sida Bulshada Soomaaliyeed ay ugu...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho