Gudiga Fulinta ee Hay'ada Lacaga Aduunka ayaa soo dhoweeyey in ay Sooomaaliya dib uga howlgashay kadib markii la eegay (Aritical...
Siihayaha Safaarada Soomaaliya ee wadanka Koofurta Sudan Mudane Mohamed Osman Mohamed ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha Dibada iyo xiriirka caalamiga...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in shirka maamul-u-sameynta Hiiraan iyo Shebeelaha Dhexe uu dhawaan ka furmi doono...
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha marwo Sahro Maxamed Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay waddo qorshe lagu cirib tirayo...
Kulan looga hadlayay dowrka ay qurbo joogta Soomaaliyeed uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta iyo dib-u-dhiska caasimadda ayaa xalay lagu qabtay...
Kulan looga hadlaayay Xiriir wada shaqayn oo dhex marta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Vaal University of Technology VUT ee...
Munaasabad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayay Arday Soomaali u badan oo ka qalin jabisay Jaamacada Raaf ayaa waxa ay ka dhacday Xarunta...
Saraakiisha ciidanka XDS ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab oo ay ka billaabeen deegaanno ka tirsan...
Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii Labaad ee ka soo wareegtay furitaankii Idaacadda Wadaag ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Xafladda oo...
Ilaa 30 xubnood oo ka kooban gudiga nabad geliyada degmada Xamarweyne ayaa waxaa maanta u furmay tababar lagu baranayo casharo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta iyo...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho