Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u furay in ka badan 300 askari...
Jaaliyadda Soomaliyeed ee Dalka Norway ayaa magaalada Oslo waxa ay ku qabteen Xaflad lagu Taageerayo Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee...
Jaamacadda Jamhuuriya ee Culuumta iyo Tiknaloojiyadda (JUST) ayaa lagu qabtay xaflad lagu soo dhaweynayay ardayda cusub ee Jaamacadda, kaasi oo...
Munaasabadani oo abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah oo ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka...
Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey...
Guddoomiyihii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Sweden ayaa is casilay kaddib markii loo magacaabay in uu noqdo Isu duwaha xafiiska ka...
Muqdisho, Sebtember 5th 2015 –Xogta ah in Soomaaliya bilowday sahminta awoodeeda Shidaal waa tusaale cad oo muujinaya in bariga Afrika...
HOR-DHAC. Qormadan, waxaan ku soo koobi doonaa nuxurka bayaankii guddoomiyaha baarlamaanka ka soo baxay ee uu uga hadlay waddooyinka lagu...
September 5, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Somaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, oo ay wehliyaan Wasiiru dawlaha Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale, Xildhibaannno...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daahfuray Sanad Dugsiyeedka 2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho