Xilibaanadaan oo gaarayay 126 mudane ayaa kulankooda kaga arinsaday Qadiyadda ku saabsan mooshinka ka dhanka ah m.weynaha Jamahuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya...
Wafdi uu hogaaminayay danjiraha dawlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyeen qunsulka safaarada Soomaaliya...
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta...
Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada xukumadda Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Ibaraahim Muudey oo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka Tododbaadka oo...
Ardaydaan imtixaanka jaamacadda Atlas gashey ayaa waxaa ay ka mid ahaayeen ardaydii soo dhameysatay sannad dugsiyeedka 2014-2016 ee Dugsiyada sare...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyna yaa kulan la yeeshay maamulka Gobolka iyo qeybaha bulshada ee Gobolkaas....
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay caawiyaan Carruurta aan heysan daryeel kuwaas oo lagu hayo...
Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo Marwada Madaxweynaha ayaa ka qeyb galay Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka...
Bandhigga Carwada Caalamiga Milano 2015 oo Shantii Sanaba Mar la qabto ayaa sanadkan ay ka qeybgashay Soomaaliya,waxaa lagu soo bandhigay...
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Carwada Caalamiga ah...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho