Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga shaqaalaha ajnabiga ah kaasoo maalihii la soo dhaafay ay mudanayaashu ka doodayeen. Gudoomiye...
Muqdisho, August 31.2015------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah...
August 31, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo...
Munaasabaddan lagu soo gabo gabeynayay todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda SIU oo ka qeyb galeen Maamulka sare ee Jaamacadda, Macalimiin, Abwaanno...
Xildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Mashaariicda dalka ay...
Wasiirradii Dowlad Gobolleedka Galmudug oo uu dhawaan Soo Magacaabay Madaxweynahne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta baarlamaanka Dowlad Gobolleedka galmudug Meelmariyay...
Mudaneyaasha baarlamaanka ayaa maanta kulankoodii Caadiga ahaa kuleh xarunta Golaha Shacabka iyagoo ka doodi doona sharciga ku Aaddan Shaqaalaha Ajaanibta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane xasan sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Imaradaka Carabta ayaa kawada hadlay xaaladda ka taagan wadanka Yaman iyo...
Abu Dhabi, 30 August 2015: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kulan kula...
Muqdisho, August 30.2015------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayay ayna ka ka mid...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho