Mogadishu, 22 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulan oo looga soo hor jeediyey mooshinkii dhawaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya mudane...
Kumanaan dadweyna ah ayaa maanta isugu soo baxay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho iyagoo u damaashaadayay sanadguuradii 1aad ee ka...
Wasaaradda waxbarshada ayaa soo saartay natiijada imtixaanki dugsiyada sare ee gobollada bartamaha iyo koofurta dalkeena Soomaaliya, kaasoo ah sanad dugsiyeedka...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka kuwait Amb.C/qaadir Amin shiikh ayaa xariga ka jarey dugsi xagaageed loogu talagaley ardayda jaaliyadda...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa Maanta looga hadlay Mooshinka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka...
Sumad/Ref/00671/WGW/15 Tr/Date 8/20/2015 Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ku wargelinaysaa dhamaan ganacsatada dibadaha wax ka keena...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Shalay oo ay taariikhdu eheyd 20-8-2015 magaalada Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal...
Ku dhowaad 100 qof oo Soomaali ah oo ku nool dalka Angola ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga...
Siminaarkaan oo ahaa mid lagu baranayay maamul wanaaga iyo dowladnimada taasoo ay fulisay hey'adda TIS oo ag hey'ad laga...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho