Kulan looga soo horjeeday mowshin ay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F. S. oo maanta lagu qabtay...
Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika...
Maanta oo kale waa sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay booqashadii 1aad ee Somalia uu ku yimid Reccep Tayyip Erdogan,...
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay laguna Khatimayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee Radio Kulmiye ka socday Afartii...
Maamulka xarunta xannaanada agoonta wiilasha ee Rajo ayaa faah faahin ka bixiyay dib u habeeyn lagu sameeyay xaruntaasi. Marwo Nuurto...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya...
Xaflad shahaaddooyin lagu quddoonsiinayay boqollaal arday oo ka qalin jebisay Jaamacadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadani oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa,...
Kulankaan oo looga hadlayay sharciga nidaaminta shidaalka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada batroolka iyo macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa), Wasiiru-dowlaha Waasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cabdirashiid...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho