Qoraa Cabdulaahi Diiriye Guuleed iyo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geeridii ku timid Marxuum Dr...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Allaha u naxariistee Marxuum Dr....
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiyo dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta kormeer ku yimid xaafada Islii oo ay...
Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa tacsi u diray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii ku timid Allaha u...
Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo maanta geeriyooday ayaa lagu aasay Muqdisho, iyadoo aaskiisa ay ka...
Muqdisho, February 1, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay gaaridii naxdinta lahayd ee ku timid...
Mogadishu, 01 February 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Dr...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna dua magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka tacsiyeyay geeriyadii maanta ku timid Allaha u...
Howgalkani ay ciimadda hay’adda Nabad iyo sugida iyo Sirdoonka Qaranka , Soomaaliyeed ay sameeyeen ayaa lagu xaqiijinanyay amaanka ayaa maanta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka...
Shir Sanadeedka 7-aad ee Garsoorka Dalka, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho, iyadoo sanadkaan cinwaankiisu yahay "Casriyeynta Garsoorka...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa magaalada Nairobi kusoo...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada Xukuumadda Dan-QARAN Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho