Taliyaha saldhiga Boliiska ee degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, Maxamed Siyaad “Can-jeex” oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka...
Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyey amniga guud ee gobalka Hiiraan kagadaal markii Ciidammadda Dowladda ay howlgallo Ka sameeyeen Gobolkaas....
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka ayaa howlo afurin ah kawadda qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, Iyadoo degmada Cabdullcasiis howlo...
Munaasabad lagu abaal marinayey Arday da’yar ah oo ku guuleystay tartan Qu’raanka kariimka ah oo lagu qabtay dalka kenya horraantii Bishaaan...
Ciidammadda xoogga dalka Soomaliyeed qeybtooda kusugan Gobollada Baay iyo Bakool ayaa ku guuleystay in ay dib isugu furan wadooyinka isku...
Kulan loogu baroor diiqayey allah u naxariitee Marxuum Cabduqaadir Xaaji Maxamed Massalle ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaa soo ay...
Ciidammadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo fedaraalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta uu hortago Barlamaanka Soomaliya si ay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Munaasabadani oo ahayd mid lagu abaal marinayay arday da’ yar ah oo ku guuleysatayTartan qur’aanka kariimka ah oo la qabtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho