Munaasibad lagu xusayey maalinta xorriyadda dalka Talyaaniga oo uu ka qeyb-galay ku simaha madaxweynaha iyo madax kale ayaa lagu qabtay...
Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan al-Bashir ayaa maanta oo Talaado ah waxaa loo dhaariyay shan sano oo kale in uu...
Bakiga dhexe ee Soomaaliya oo cuskanaya sharciga lambarkiisu yahay 130 ee 22/04/2012, soo baxay ayaa waxa uu Bankiga dhexe siinayaa...
Wasiirka arimaha dibada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/salaam Hadliye Cumar oo dalka Kuweait uga soo qeyb galay shirka wasiirada...
Muqdisho, 02, June, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalak Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dib...
Tan iyo markii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe...
Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay sida lagu sixi karo fikirka qaldan ee laga aamisnahay Soomaalida...
Iyadoo uu horay u jiray heshiis sadax geesood ah oo dhex maray dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan...
Siminaarkan oo socon doono muddo saddex cisho ah waxaa lagu baran doonaa arrimo ay ka midyihiin badqabka Saxafiga, sida ugu...
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Xidlhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah xoghaynta baarlamaanka ayaa Radio...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Qaran...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho