Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay ka qeyb-qaadato sidii la isugu xiri lahaa...
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdsho ayaa waxaa loogu qeybiyay go’aan kasoo baxay golaha Wasiirada, kaasoo ku...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka furay imtixaanka...
Wafdi uu hoggaaminayo mudane ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray halka uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta...
Ciidamada amniga Garoowe ayaa barqanimadii saaka waxay xireen laba wariye oo u shaqeynayey idaacadda Daljir oo ah idaacad xarumo ku...
Mogadishu, 23 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Guddoomiyaha guddiga ku howlan dhismaha waddada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo degmada Hobyo ee gobolka mudug Cabduqaadir Maxamed shirwac oo...
Maamulka gobolka Shabeellada Dhexe, ayaa sheegay in ay billaabeen ololaha dalkaaga dhiso, iyadoo dayactir lagu billaabay waddooyin ka mid ah...
Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay toban nin oo...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay guda-galaan u coddeynta muushinka...
Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...
Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho