Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa waxaa uu kormeeray xaruumaha danta guud...
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Dadweynaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa in uu qaadanayo Dhalinyaro ka baxday Dugsiyada Sare oo qeyb ka...
Muqdisho, 16 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si...
Kulankaani lagu taageerayey Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jamaac (Bashir Goobe) ayaa manta lagu qabtay...
Jaamacadda SIMAD ayaa maanta xarunteeda weyn ee magaalada Muqdisho ku daah-furtay munaasabadda toddobaadka Dhaqanka oo ay ka qeyb galayaan boqollaal...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi ciidan ah ku ridday labo ka askari oo ka tirsan...
Akhristayaashena sharafta leh, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa khudbadii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ka jeediyay xafladdii xalay lagu qabtay Muqdisho...
Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May...
Siminaar lagu baranayo habka kormeerka mashaariicda iyo hubinta wax soo saarrka dalka oo ay ka qeyb galayaan 25 qof ayaa maanta...
Xildhibaan Qaasim Cali Nuur oo kamid ah musanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee ka soojeeda degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho