Tiro Soomaali ah ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dowladda dhexe ee Mareykanka, halkaasi ay ku muujiyeen sdia...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa howlgeliyay gaari casri ah oo loogu talagalay cilad bixinta nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, iyadoo guddoomiyaha gobolka uu...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dadaal ugu jirto dhismaha maamul ay yeeshaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay u diyaar garowday soo celinta qaxootiga...
Muqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo...
Munaasabadani oo ay soo qaban qaabisay Jaamacada Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu taageeray...
Iyadoo dhawaan lagu wado in uu furmo kalfadhiga Lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka...
Muqdisho, 24, April, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno dil iyo xarig ah ku ridday maleeshiyaad ka...
Xilli magaalada Cadaado uu ka socdo shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada gobolada...
Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...
Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho