Ra’iisul wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay...
Wasiirka kallumaysiga iyo khayraadka badda ee Xukuumadda federaalka Somaaliya mudane Maxamad Cumar Caymooy oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka...
Hay’adda badbaadada carruurta iyo haweenka ee SSWC ayaa maanta waxa ay 20 haween ah u qeysbisay lacag, taasi oo ay...
Ra’iisul wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, ayaa lagu wadaa inay gaaraan halkaasi,...
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay masuuliyiinta dowladda ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud. Wariye...
Mogadishu, 07 Maarso 2015 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee...
Kulan ballaaran oo looga hadlayay dowrka ay dhallinyarada Galguduud ka qaadan karaan horumarka gobolka isla markaana ay u sameysan lahaayeen hoggaan...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa xarigga ka jaray mashruuc Leyrarka cadeedda ku shaqeeya looga hirgalinayo qeybo ka mid ah waddooyinka magaalada...
Munasabad ay ka qeyb galeen xubno katirsan labada gole ee dowladda federaalka Somaaliya qaybaha kale duwan ee bulashada iyo boqolaal...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa maanta...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho