Guddoomiyaha G/banaadir ahna duqa Maqaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab"ayaa dhagax dhigay Waaxda Sedexaad Degmada Boondheere ee G/banaadir. Guddoomiyaha...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la leh Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiir Amniga gudaha ayaa xalay kormeer ku tagay afar saldhig oo ay ciidanka booliska ku leeyihiin qaar ka mid ah...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 45 Milyan oo dheeraad ah ay ugu deeqeyso hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga...
Munaasabad lagu furayay ololaha nooleynta hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabiyay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa lagu...
Kooxo hubeysan ayaa rasaas ku furay laba fadhiisin oo ay ciidammada ammaanka Puntland ku lahaayeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...
Munaasabadaan ay ku qalin jabinayeen 61 arday oo ka baxay saddex kulliyadood ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, ayadoo ay ka...
Kulankaan oo lagu qabtay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiinta maamulka degmadaas heer degmo ilaaa...
Maamulka Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa ugu baaqay bulshada degta gobalkaasi ee joogta dal iyo dibadba in ay ka qeybqaataan horumarka...
Wasiiru ka tirsan Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayey doorka dhallinyarada ee ku aadan horumarka...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho