Mogadishu, 11 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ciidanka ammaanka waddanka Masar ayaa gacanta ku dhigay doon ay la socdeen dad tahriibeyaal ah oo cilladowday xilli ay ku...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda degmada Cadaado ee gobolka Galguduud. Socdaalka...
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad “Anas” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in gacanta ku dhigeen saddex...
Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay fal isku day dil ah oo la doonayay in lagu qaarajiyo Wariye...
Wasaaradda caafimaad ayaa sheegtay in si deg deg ah ay wax uqa banayso arrimaha la xariira dawooyinka aan tayada lahayn...
Wasaarada dhallinayarada iyo cayaaraha ayaa sheegtay in ay waddo diyaarinta siyaadda dhalinayarada, si dhalinyaradu ay u helaan fursado shaqo iyo...
Mas’uuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo uu horkacayey xoghayaha guddigaasi Duraan Axmed Faarax ayaa kormeer hawleed ku sameeyay garoonka...
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay Hotello ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku...
Wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ah sawir qaade ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ka badbaaday isku day dil oo ay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho