Sarakiishan oo muddo 4 bilood ah u socday tababarkan ayaa lagu barayey Hoggaanka Taliyayaasha, horin iyo unug , ka jawaabidda...
Ardaydan shahaadooyinka la guddoon-siiyey oo dhammeystay barashada luqadda Turkiga ayaa tiradoodu aheyd 40 arday, kuwaasoo qaatey koorso saddex bilood ah...
Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Caalamka FAO ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtey in sanadkii hore ee 2014-ka uu...
Shir looga hadlayay maareynta maamulka badaha Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Mombasa ee dalka Kenya kaasi oo ay ka...
Waxaa meel wanaagsan maraya soo xulitaanka ergada ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada mudug iyo Galgaduud ee matalaya...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka dhacaya Magaalada Garoowe goor dhow uu...
Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa xalay lagu dilay wariye ka shaqeynayay idaacad ku taalla magaaladaasi iyo xaaskiisa. Dhagar...
Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadro Bashiir Cali oo howlo shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa booqdey Xarunta...
Taariikh: April 29, 2015 Ujeeddo:- Warsaxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho