Barnaamijka Sahanka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa maanta looga hadlay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Muqdisho iyo...
Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir jawaahir Baarqab oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in ay aad uga xunyihiin weerarkii...
Qaar ka mid ah Dadkii laga soo bad’baadiyay weerarkii fashilmay ee kooxda Alshabaab ay ku qaadeen Hoteello ku yaala Magaalada...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa kulan deg deg ah la qaatay...
Wasiirada Amniga gudaha iyo Gaaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyeyaasha ciidamada Nabad sugidda Qaranka iyo Booliska ayaa kormeeray...
Saraakiisha Hay’addda Nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay howgalladii ciidamada amniga gaar ahaan Ciidamada Gaashaan iyo Onkod in...
Ciidamada Hay’addda NISA gaar ahaan ciidamada gaashaan ayaa soo afjaray howlgalkii ay caawa ka fuliyeen Hotelka Siyaad ee magaalada Muqdisho,...
Lix ka tirsan Maleshiyaadka kooxda Shabaab ayaa lagu khaarijiyey Howlgalki Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Onkod iyo kuwa booliska...
Maleeshiyad ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar ku soo qaaday goobo ay ku afurayeen Dad Shacab ah, Goobaha waxaa ka...
Hayada safa Foundation For Da’wa & Devolpment ayaa maanta oo jimco ah u soo gabagabeysay tartan qur’aanka kariimaka in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho