Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga qayb...
Mogadishu, 30 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Roobabkaan oo watay Dabayllo qabow ayaa ka da,ay goobo badan oo ka mid ah magaalada iyo Nawaaxigeeda, iyadoo muddo gooban ay istaageen...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay Maamullada Somaliland, Puntland, iyo Jubbaland in ay xoojiyaan ka qeyb-galka gurmadka loo fidinayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda...
Kulankan oo ahaa kulan Sadex geesood ah oo dhex maray dowlada soomaaliya Hay'adaha caalamig ah iyo wadamada deeq bixiyaasha ayaa...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimaha Federaalka, gaar ahaan dhismaha maamullada...
Ciidamada XDS oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka UGUS, ka wada deegaanno ka tirsan...
Kulankan ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada, ayna ka qeyb...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna caleema saarayay Malaaqa beelaha Xamar iyo Xamr-daye ayaa maanta lagu qabtay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho