Muqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Al-baabka hore ee Hotel Jazeera, kaasi oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno la socday oo socdaal shaqo...
Muqdisho, July 26, 2015 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar,...
Maamulka Degamda Warshiikh ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa ugu baaqay dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya tuulooyinka Muungaab iyo Gumaroow...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Mas’uuliyiinta mamulka Jubbaland ayaa...
Wasiirka Caafimaad Xukuumada Soomaaliya Xaawa Cabdi Maxamed ayaa maanta waxa ay kormeer ku sameysay Isbitaalka Wardi oo ku Yaala degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo...
Midowga Afrika ayaa war ka soo saaray guusha taariikhiga ee qabsoomidda doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka ee ka dhacay gobollo kala duwan...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF), kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda Bani’aadanimada, u...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdinasiir Caruush, oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Banii’aadanimada Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho