Waxaan hakaan idinkugu soo gudbineynaa sawirro hotelka Siyaad laga soo qaday saake kadib qaraxii xalay lagu soo weeraray Hotelkaas...
Shirkan jaraaid oo ay si wadajir ah ugu qabteen Hoteelka Siyaad oo xalay ay weerar argagixiso ah ku qaadeen maleeshiyaad...
Hay’ada Somali Relief Network Of North America ayaa deeq rashin ah oo ka koob Bariis, Sokor, Baasto iyo Saliid, ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha...
Nafiso Cabdulqaadir Axmed waa gabar ku xanuunsan magaalada Muqdisho mudo 18 sano ah waxaa xili maanta aanu ku booqanay degmada...
Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 11 July 2015 – Wasiirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiin kale oo ka tiran Puntland ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada...
Siminaarka oo lagu baranayo sida loo ilaalin karo caafimaadka bulshada ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu qabtay in ka badan 70...
Deeqdan raashinka ah oo nuucyo kala duwan ka kooban ayaa waxaa ku deeqday hay'ad samafal oo laga leeyahay dalka Boqortooyada...
Ergeyga gaarka ah Xoghayaha guud ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho