Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud gaaray Ergooyin ka kala socda magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel, Cabudwaaq iyo Balanbal, kuwaas oo...
ku simaha ra.iisul wasaaraha dalka ahna Wasiirka wasaarada dastuurka mudane Xuseen Maxamuud Sheikh Xuseen oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan...
Gudoomiyaha Gudiga Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliyeed Ismaaciil Macalin Muuse oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho kadib Kulan...
Marwada Madaxweynaha Dalka oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa Manta waxaa ay Garsiisay Deeq isku jirta...
Wasiirka wasaarada dekadaha iyo gaadiidka badda ee xukuamdda federaalka Soomaaliya mudane Nuur Faarax Xirsi oo lahadlay warbaahinta qaranka Soomaaliya ayaa...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee Dowlada Soomaliya mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa magaalada Jaboouti uga qayb galay Shirka Daah-Furka...
Shan ka tiran maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa geeriyootay todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii iska hor imaad uu ku...
Golaha qurba joogta Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka wax ka qabato dhibaatooyinka lagu hayo dadka Soomaaliyeed...
Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixiso ku dartay horjoogaha Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS iyo horjoogayaal kale oo Al-Shabaab ka...
Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait oo uu hoggaaminayo Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa kulan sharafeed soo dhaweyn iyo xog-isweydarsi la yeeshay...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho