Muqdisho, 7 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley...
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Sahro Maxamed Cali Samar oo uu wehliyay Danjiraha dowladda...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Somaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay waxaa uu afur ugu sameeyay danjirayaasha dalalka islaamka ka jooga dalka...
Munaasabad shahaadoyin lagu doon siiyay koox dabdamis ah oo muda bil ah lagu atababaraaye xarunta dabdamisda Degmada boondheere ee gobalka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada bareykan ee makka Al-mukarrama ee Borqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Shirkan oo ahaa mid aan caadi aheyn ayuu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali isugu yeeray dhammaan xubaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan afur ah u sameeyay safiirada dalalka Islaamka...
Muqdisho, 6 Juuly 2015 – Ergayga-gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho