Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliyaย ay dib usoo ย noo laynaysoย hayโadahiiย dawligiiย eeย dalkeena,ย ...
Deeqdan Dawada ah oo ay bixiyeen Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Amissom ayaa maanta la gaarsiiyay Cisibitaalka Degmada Baraawe...
Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Diinsoor...
Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka...
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Al-Hendaawi ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabisan arrimaha dhallinyarada ayaa...
Taliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinkaย ayaaย ka jawaabay warar been abuurย ahย oo website-yada qaar ay ka qoreen ciidanka Ilaalada waddooyinka,...
Dilka dadka aan waxba galabsani waa dambi weyn, dadka muslimka ahina kumaba sii jiraan. Shareecada islaamku si weyn ayay diidday...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan ciidamada dowladda Jabuuti iyo kuwa Ethiopia ayaa la...
Kulankan soo dhaweynta ah ee uu Maamulka Gobalka Banaadir u sameeyay xubnaha uu hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Galmudug Cali Gacal...
Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Ceelasha biyaha iyo Afgooye waxay kusoo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo qodobka...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho