R/wasaaraha xukuunadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa intii ay ku sugnaayeen...
Kulankani oo looga hdalayaay sidii sare loogu qaadi lahaa kuliyadaha kaladuwan oo ay bixiso jaamacada salaama islamarkaan uu soo qaban...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ka furto shir looga hadlayo dejinta...
Munaasabadda oo lagu furayay tartan isboorti oo kor loogu qaadayo isdhexgalka Bulshada islamarkaana u dhexeeya kooxo ka kala socda Degmooyinka...
Kadib markii saacadihii la soo dhaafay roobab xoogan ay uga da’een magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu diirsaday...
Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in barnaamijka Islaamka iyo Bulshada ee Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ka baxa todobaadkasta...
Kulan Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Jubbaland Ee Magaalada Kismaayo ayaa lagu shaaciyay Magacyada xubnaha Cusub ee ka mid...
Kulankani oo looga hadlayay dhibaatada uu bulshada Soomaaliyeed ku leeyahay Cunista Qaadka ee la Xiriirta Dhinacyada Caafimaadka iyo Dhaqan Dhaqaale...
Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Xukuumadda Somaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Xassan Nuux ayaa maanta Magalaadda Muqdisho Ku soo dhaweeyay Wasiirro Ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho