Xaflad si qurux badan ay u soo agaasimeen jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Stockholm laguna soo dhaweynayey Wasiirka wasaarada qorsheynta iyo...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay sanadkan tababaridda diblomaasiyiinteeda , taasoo qeyb ka ah...
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ka qeyb gashay...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ka qayb-galay xafladd loo qabtay arday...
Maamulka Jaamacadda SIMAD wuxuu maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay 17 macallin oo soo dhammeysatay waxbarashada sare PhD iyo Master-ka,...
Mas’uuliyiinta katirsan xisbiga Nabada iyo Horumarka ee P D P ayaa maanta deeg lacageed gaarsiiyay waalidiinta dhalay carruur dhashay ayagoo...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qalab ka kooban Matoorro dab dhaliyayaal ah ku wareejiyey taliska ciidanka Boliiska Puntland, agab...
Dawacadan loo heystay dad galay dambiyo kala duwan oo isugu jira dil, dhac iyo kufsi ayaa maanta waxaa u fadhiisatay...
Horjooga haan ka tirsanaa kooxda nabaddiidka UGUS ayaa isku soo dhibay ciidanka xooga dalka ee ku sugan magaalada Xudur ee...
Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee ay maleeshiyada Al-Shabaab doonayeen inay ku xasuuqaan dad rayid...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho