Drs Khadar Bashiir Cali Wasiiradka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa maanta booqatay Iskuulada Dowladda ee lacag la’aanta...
(Muqdishu) 13.04.2015.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in hal mar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran...
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Md. Cali Sheikh Maxamed Nuur oo manta xafiiskiisa kula kulmay wafdi kasocday...
Barnaanijka Sahanka oo ka mid ah barnaamijyada maalin laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ku sugan magaalada Cadaado ee Gobalka...
Madaxweynaha Jamhuuriydda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la magacaabay guddi heer Qaran oo ka...
Mogadishu – April 12th, 2015, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Dajire Maman Sidikou ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada xuska 55 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho