Mudo 25 sanno ka dib ah ayaa waxaa dib loo howlgaliyay Isbitaalkii Forlaniini ama laansareeti oo ku yaala Degmada Cabdi...
Xubnahaan ka socday Wasaradda Cadaaladda dalka Turkiga oo ay wehliyaan Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Guddoomiyaha...
Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Maxamned Cali Gaas ayaa maanta Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayey safiirka Dawladda Australia Mr. John...
Dhuusa Marreeb April 8, 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo...
Sa laga soo xigtay wakaaladaha wararka Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay magacyada shaqsiyaad loo heysto ineey fududeeyeen ama ku lug...
Dowladda Uganda ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtay laba qofood oo mid ka mid ah uu ahaa wakiilka Al shabaab...
Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay...
Muqdisho, Aprili 8, 2015...Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa gaaray Magaalada Kuwait ee...
Ciidammo ka tirsan maamulka koonfur-galbeed Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray magaalada Maydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa loogu baaqay...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho