Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Cadaado uga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xildhibaannada...
Muqdisho, 22 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay tallaabadii dhowaan uu qaadey...
Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya Mudane Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii afhayeenimo, isagoo is...
Deeqdan raashinka oo Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo saraakiil ka socotay saldanadda Cumaan ay u qeybiyeen in ka badan 1,500 qoys...
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay hoolka uu ka socday shirka maamul u sameynta...
Dadkan naafada ah oo maanta shirkada Hormuud foundation ay u qaybisay deeqda lacagta ah ayaa waxaa ay gaarayaan 500 oo...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo safar shaqo oo mudo qaatay ugu maqnaa dalalka Kenya...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari iyo wefdi uu hogaaminaayo oo saaka ka mababaxay magaalada Muqdisho ayaa...
Afurinta dadkaas waxaa sameeyay Hay'adda NILE ee Walaalaha Turkiga iyaga oo maalin walba afuriya Shan boqol oo Qoys taas oo ka...
Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xuska Todobaadka Xoriyadda ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho