Ra'iisul-wasaaraha Xukuumadda mudne Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta hortagaya mudaneyaasha baarlamaanka si uu ugu gudbiyo qorshaha xukuumadda oo faahfaahsan. Guddiga...
Ciidammada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku soo dhigay Dhagar qabe gacan ku dhiigle...
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhagar qabayaal ay caawa dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland,...
Qada sharaftani uu maanta u sameeyay Wasiirkii hore Wasaaradda Warfaafinta Xildhibaan Mustafe Sheikh Cali Dhuxulow, 53 arday oo isugu jirta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu maanta kormeeray istuudiyaasha Telefishinka Qaranka gaar ahaan istuudiye casri...
Mamadaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka soo booqday, Idaacadda Radio Muqdisho, iyo Telefishinka Qaranka, isagoo si...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga, ayaa...
Ururka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Central Youth Link (CYL), ayaa maanta kulan wadatashi ah ugu qabtay degmada Cadaado odayaasha...
Madaxweynaha Jahuuriyadda Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa marti ku ah barnaamijka Kulanka Toddobaadka oo berri oo Jimce ah ka...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa qaraxii argagixisanimo ee lala...
Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Senate Speaker Abdi Hashi...
The Somali community in Canada marked the 66th anniversary of Somalia's independence with Somali Heritage Week 2026, a week-long programme...
Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho