Muqdisho, 24 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub...
Deeqdan raashiinka oo ka timid boqortooyada cumaan ayaa wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka oo kaashaneysa maamulka deg mada xa mar ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii maanta maleeshiyaad ka tirsan kooxda nabad diidka ah ee UGUS ay...
Weerarkan ayaa Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed Ee Ugus ay doonayeen In ay la eegtaan Kolonyo Gawaari oo ka soo baxay...
Waxaa maanta si rasmi ah u bilowday diiwaan galinta shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leyahay ka howl gala iyo milkiilayaasha shirkadahaas...
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, Xeer...
Gudiga Qabanqaabada Xukusa Maalmaha Xuriyadda Ayaa maanta kulan la qaatay masuliyiinta Maamulka Gobalka Banadir iyagoo Ka wadahadlay Sida ay u...
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana wararka hadda soo baxay...
Waa qayb ka mid ah deeqo raashin iyo lacag isugu jira oo inta lagu jiro bisha Ramadaan ay Shirkada HORMUUD...
War hadda naga soo gaaray degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ku waramayaa in qarax gaari loo adeegsaday...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho