Madaxweynaha maamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa maanta kulan la...
Maamulka jaamacadda Salaam University ayaa ayaa manta inkabadan 110 ruux oo danyar ah magaalada Muqdisho ugu qeybiyay deeq isugu jirta...
Howlahan raashin qeybinta ah ee wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka ay maalmihii la soo dhaafay ka waday 17 ka degmo...
Dowlada Saldanada Cumaan ayaa shalay deeq raashin ah waxa ay u qeybisay dad danyar ah oo ku dhaqan magaalada Baydhabo...
Waxaa meel gebagebo ah maraya araaji qabashada musharaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo...
Ku Simaha Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo mas’uuliyiin ka...
Magaalada Muqdisho. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarka argagaxiso...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Muqdisho, June 24, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii argagaxisanimo...
Mogadishu, 24 June 2015 – Wakiilka gaarka ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa si...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho