Kulan loogu mahadcelinayey dadkii ka qeyb qaatay dhismaha xarunta dowladda hoose ee Xammar ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulanka oo...
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey socdaal gaaban uu ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas uu kulamo kula soo yeeshay...
Madaxweynaha dalka Ciraaq Fu’aad Macsuum ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowdey dalka Ciraaq...
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan hay'ada sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu...
Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka socda qaban qaabo xoogan oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta gudoomiyaha golaha shacabka...
Cadaado, 21 Juun 2015 - Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka dhameystirka maamul iyo dooroshooyinka Dowlad Goboleedka...
Tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed...
Cayaarahan oo socon doono inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa wada cayaari doono sideed kooxood oo ka kala...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo socdaal dibadda ah ku maqnaa ayaa maanta...
Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda ee Gurmadka Gor gor ayaa maanta kulan afurin ah u sameeyay qaar ka mid ah qoysaska...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho