Wafdigani ka socda hay’adda TIKA ee dalka Turkiga ayaa booqday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha Dhexe, iyagoo booqday biyo...
Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay khaarijisay hor jooge ka tirsan Kooxda gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo...
kulankani ay heshiiska ku kala saxiixanayeen laba beelood oo wada daga gobolka Galgaduud ee ka dhacay magaalada Dhuusa mareeb ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Sahro Cali Samatar oo howlo shaqo u joogta Mareykanka ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka...
Dadaalka hagar la'aaneed ee xubnaha machadka awgiis, Sanadka 2014 waxa uu Machadka Heritage u ahaa sanad guuleed oo wax soosaar...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku joogay maalmihii la soo dhaafay deegaannada maamulka...
kulankani Guddooomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay safiirka cusub ee dowladda Norway ay u...
WARSAXAAFADEED Doha, Arbaco 18 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku...
18 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...
RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...
RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho