Doha, 17 March....Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali iyo xubno wasiirro ah oo uu hoggaaminayo, ayaa soo...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab” ayaa maanta Xafiiskiisa degmada Heliwaa ku qaabilay Ergayga...
Kulankan oo ahaa mid wada tashi ah isla markaana ay ka soo qeybgaleen gudiyada nabada ee degmooyinka dalka qaarkood iyo...
Kulankan ayaa u jeedkiisu ahaa sidii ay u wada shaqeyn buuxda u dhexmari laheyd hay’ada iyo madaxda Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya,...
Diinteenna Islaamku waxa ay nagu boorrisay in ay u baarri noqonno una Ixsaan falno labadeenna waalid, waxay sidoo kale maqaam...
kulankan ay maanta wada yeesheen Wasiirka Wasaaradda Xanaada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumada Soomaaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Kulankan Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” uu maanta kula qaatay xafiiskiisa safiiradda Soomaaliya u fadhiya...
Kulankan wada tashiga ah ayaa waxaa looga hadlaayay sidii cadaalad u heli lahaayeen carruurta iyo dhaqan gelinta xeerka ilaalinta xuquuqda...
Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Wasiiru dowlaha wasaarada Gaadiidka iyo...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharamake ayaa maanta ka ambaxay magaalada Muqdisho, isagoo...
RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...
RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho