Kulankan ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada, ayna ka qeyb...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna caleema saarayay Malaaqa beelaha Xamar iyo Xamr-daye ayaa maanta lagu qabtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ee uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka...
Muqdisho, 28, May, 2015....Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulammo...
Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Horseed International University ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan kuna soo...
Mogadishu, 27 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta kulamo la qaatay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo shalay booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubaland...
Madaxweyanha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galinka dambe ee maanta u ambabaxay magaalada...
11-ka nin ee lagu soo bandhigay xarunta Taliska ciidanka 12-ka April ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ay ciidamada...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho