Mogadishu, February 25, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa maanta ku qaabilay...
MUQDISHO: Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika,Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD,Dowladda Ingriiska iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah...
Shir looga hadlayay amniga iyo sidii loo xoojin lahaa oo uu shir guddoominayay Wasiirka amniga gudaha ayaa xalay lagu qabtay...
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa safiirkii ugu horreeyay ee mareykan ah u magacaabay Soomaaliya tan wixii ka dambeeyay bur...
Madaxweynaha Dawlad gobolleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-2-2015 aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee...
Marwada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa booqasho ku tagtay Isbitaalka ex-Digtfeer oo ay ku jiraan qaar ka mid ah dhaawacyada...
Ciidammada Ammaanka dowladda Federaalka iyo Waaxda Canshuuraha ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, ayaa gacanta ku dhigay diyaarad sidday waxyaabaha Maanka-dooriya oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed ku ammaaney sida ay uga soo dhalaaleen hawsha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes....
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho