Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, qaar kamid ah siihayayaasha xilalka Wasiirada Soomaaliya, xubno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Shir balaaran oo looga hadlaya xulitaanka xildhibaanada baarlamanka maamulka Jubba ayaa lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Kismaayo ee...
Hoos u dhac ayaa ku yimad qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Ariga suuqa degmada Caabudwaaq ee Gobalka ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay Telefishanka...
Hay’adda ILO ayaa in ka badan 50 qof oo ku nool magaalada Gaalkacyo baray farsoomiyinka gacanta si ay noloshooda ugu...
Xaflad lagu maamuusayay dhalshada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay magaaladda Guriceel ee gobalka galgaduud aydoo ay ka qeyb galeen maamulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi u saartay qaban qaabada xuska 21ka Janaayo oo ku beegan 42 guuradii kasoo wareegtay markii...
Waxagarad iyo aqoonyahano Ka tirsan Jaaliyada Norwey oo Baaq u jeediyey Beelo Walaalo ah oo diri ku dhexmartey deegaanka saaxo...
Wasiirka Arimaha Dibada iyo dhiiri galinta maalgashiga caalamiga ah Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale bayle oo ku sugan wadanka Cumaan ayaa...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...
Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...
Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho