Siminaar ku saabsan sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka, Wasaaradda Gaadiidka, Iskaashatooyinka Gaadiidleeyda iyo shirkadda Ceymiska Islaamiga...
Ciidamada badda ee dalka Yemen ayaa badbaadiyay doon ay saarnaayeen dad muhaajiriin ah oo ay ku jiraan shan qof oo...
Maamulka garoonka diyaaradaha magaalada baladweyne ayaa dowladda dhexe ka codsaday in dayactir iyo balaarin lagu sameeyo garoonka diyaaradaha ee magaaladaas...
Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo booqasho ku tagay magaaada Beydhabo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulka Koofur...
Kooxo hubaysan ayaa xalay magaalada Beydhabo ku dilay Ugu Sheekh Xuseen Xasan oo loo yaqaanay Soor ma dare, kaas oo...
Dagaal ay ka qeyb galeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa ka dhacay tuulo ku dhow magaalada Kismaayo oo ay xarun...
Mogadishu, February 02, 2015 - Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta...
Wufuuda ka tageysa Magaaladda Muqdisho ee gaareysa Gobolka Galgaduud Dooneysana in ay ka qayb qaataan Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wafdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya Kaas...
Dhammaan Akhristayaasha raiomuqdisho.net, waxaan raaligelin buuxda ka siineynaa mudada saacadaha aheyd ee uu hawada ka maqnaa website-kan, waxaana lagu wargelinayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho