Madaxweynaha maamulka jubbaland Mudane Sheekh Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe)ayaa dhagax dhigey waddo laami ah oo kutaal Magaalada kismaayo wadadaasi...
Gurigaan oo ku yaala Xaafada Baar ayaan Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa maanta maamulka degmadaasi waxaa uu ku wareejiyay...
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo maalgeshiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha Wasaaraddu ugu talagashay...
Wasiir ku-xigeenka xanaanada Xoolaha dirta iyo daaqa ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta booqasho uu ugu kuurgalayo howlaha dhoofinta Xoolaha ku...
Ka dib weerarkii waxshinimada ahaa ee maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Maka Almukarrama iyo weerarradii ka horreeyay oo dad rayid...
31 Maarso 2015, Muqdisho-- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee...
Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen "muungaab" Ayaa Magaalada Nairobi Kulan kula qaatay hey.addo Caalami ah...
Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee xukuumda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo ay weliyaan qaar kamid...
Taliyaha Ciidanka ilaaladda deegaanka Xamar Gaashalle Dhaxe Axmed Xasan Mahdi oo warbaahinta Qaranka kula hadlay Taliska ciiidanka deegaanka Xamar ee...
Kormerkaan uu maanta ku tagay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo ay wehliyaan ma’suulin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho